Site icon Qaamuus

jawaabta

marqaati
(m.l)

ld markhaati.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marqaati

markhaati [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa. 2. Goobjoog. ld markhaanti, marqaati.

shahaado [m.dh] (-ooyin, ml.)
1. Qiritaanka la qiro tawxiidka. 2. (-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay. 3. Marqaati.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version