marsasho
(m.f.dh)eeg marso². ld marsad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marsasho ↴
aslo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-laday, -latay)
Asal marsasho.
bunayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Bun la shiilay cunid. 2. Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.
cararso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Weel carar marsasho. ld carareyso.
cusburo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Cusbur marsasho.
darrayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Timaha darro marsasho. ld tarrayso.
dhaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof dhaar marsasho.
dhayo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
Meel bugta daawo marsasho.
dhoobeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax dhoobo marsasho.
dhoobo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Meel istuumin (xoolo, dad iwm). 2. Waabaayo marsasho (fallaar). 3. Dhis (guri iwm) salaaxasho. 4. Wax dhoobo marsasho. 5. Dheri iwm dhoobo ka samaysasho.
diibso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Diib marsasho (qof).