marsiin
(m.f.dh)eeg marsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marsiin ↴
ciiqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Wax meel ciriiryoon marsiin. 2. ld ceeji.
dhexmarsiin [m.dh]
ld dhexmarin.
majiirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
marmarsiino [m.dh]
ld marmarsiinyo.
marmarsiinyo [m.dh]
Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.
marmarsiinyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Marmarsiiyo sheegid. 2. Ku m.: wax marmarsiinyo ka dhigasho. ld marmarsoo.
marmarsiinyood [m.f.dh]
eeg marmarsiinyoo. ld marmarsood.
marsiino [m.dh] (-ooyin, m.l)
Maro weyn oo dumarku xirtaan oo boqor dhexda lagaga xiro.
muquuni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.