marsoobbax
(m.l) (-xyo, m.dh)Nooc halaqa ka mid ah, waabaayo halis ah leh oo dhif iyo naadir loo arko; wed-lasoobax; abris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marsoobbax ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg