Site icon Qaamuus

jawaabta

martiqaad
(m.l)

1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.

martiqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Cid marti ah soorid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh martiqaad

balashi [m.dh]
Diyaafad ama martiqaad weyn oo marti sharaf loo sameeyo.

macsuum [m.l]
Qof martiqaad loo fidiyey.

martiqaadid [m.f.dh]
eeg martiqaad². ld martqaad¹ (2).

soor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid. 2. Wax si isla eg u qaybin. ld sooryee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version