Site icon Qaamuus

jawaabta

masaabax
(m.l)

ld masaamixid.

masaabax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

ld masaamax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaabax

masaabaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld masaamaxan.

masaabaxnaan [m.dh]
ld masaamaxnaan.

masaabaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld masaamaxnaan.

masaabaxnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld masaamaxnow.

masaamaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.

masaamaxnaan [m.f.dh]
eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho.

masaamaxnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax la masaamaxay noqosho (qof). ld masaabaxnow.

masaamixid [m.f.dh]
eeg masaamax². ld masaabax¹, masaabixid, masaamax¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version