Site icon Qaamuus

jawaabta

masaafir
(m.l) (-rro/-riin, m.dh)

Qof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.

masaafir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaafir

masaafiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.

masaafirid [m.f.dh]
eeg masaafir². ld masaafurid, musaafurid.

masaafirin [m.f.dh]
eeg masaafiri. ld masaafiris, masaafurin, masaafuris, musaafurin.

masaafiris [m.l]
ld masaafirin.

masaafirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.

masaafirsanaan [m.f.dh]
eeg masaafirsan. ld masaafirsanaansho, masaafursanaan, masaafursanaans.

masaafirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg masaafirsanow. ld masaafirsanaan.

masaafirsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version