masaafo
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Fogaan, dherer; meel inta loo socdo. 2. Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm). 3. M. ah: naag lala baxay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaafo ↴
xagal masaafo-cabbire [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
(xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay.
cabbaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Waqti aan badnayn ama aan fogayn. 2. Masaafo aan dheerayn.
masaafoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qof masaafo gelid.
masaafood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg masaafoo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg