masaafur
(m.l)ld masaafir¹.
masaafur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld masaafir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaafur ↴
masaafir [m.l] (-rro/-riin, m.dh)
Qof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.
masaafir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².
masaafiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.
masaafirid [m.f.dh]
eeg masaafir². ld masaafurid, musaafurid.
masaafirin [m.f.dh]
eeg masaafiri. ld masaafiris, masaafurin, masaafuris, musaafurin.
masaafirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.
masaafirsanaan [m.f.dh]
eeg masaafirsan. ld masaafirsanaansho, masaafursanaan, masaafursanaans.
masaafirsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.