Site icon Qaamuus

jawaabta

masaariif
(m.dh)

Lacag joogto ah oo hal beri la biishado; biil. ld masruuf¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaariif

masruuf [m.l]
Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version