masafo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Nooc ka mid ah maansada oo wadaaddada khaas u ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masafo ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg