Site icon Qaamuus

jawaabta

masayr
(m.l)

1. Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay. 2. U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.

masayr
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Qof masayr ku beermid. 2. Qof wax haysto u quuriwaayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masayr

hinaase [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
1. Hinaas. 2. Qof masayr badan.

hinaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid masayr ku abuurid.

masayri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
M./ka m.: cid masayr ku beerid. ld masayrsii.

masayrid [m.f.dh]
eeg masayr².

masayrin [m.f.dh]
eeg masayri. ld masayrsiin.

masayrrey [m.dh] (-reeyo, m.dh)
Naag masayr badan.

masayrrow [m.l] (-wyo, m.l/dh)
Nin masayr badan.

masayrsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Cid masayr hayo ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version