mascaanood
(m.l)(c.nafl.) Mas dheer oo midabkiisu casaan xigeenyahay oo aan dadka qaniinin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mascaanood ↴
halcaamood [m.l] (-dyo, m.dh)
Nooc masaska dheereeya ka mid ah oo aan wax yeello lahayn. ld mascaanood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg