masee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)ld misee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masee ↴
misee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
1. Laba wax ama ka badan mase ka dhigid. 2. Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
sarmaseegtayn [m.f.dh]
eeg sarmaseegtee. ld surmaseegtayn.
sarmaseegtee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
Sarmaseegto samayn. ld surmaseegtee.
sarmaseegto [m.dh]
Nabar meeshii lala rabay lala waayo oo meel kale lagu dhufto. ld surmaseegto.
surmaseegtayn [m.dh]
ld sarmaseegtayn.
surmaseegtee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
ld sarmaseegtee.
surmaseegto [m.dh]
ld sarmaseegto.
mas [m.l] (-sas, ml.)
1. Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh. 2. Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.