Site icon Qaamuus

jawaabta

maseyn
(m.f.dh)

ld miseyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maseyn

miseyn [Magac Dheddig | Noun Feminine]
eeg misee. ld maseyn.

mase [m.l]
1. ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma. 2. Sinnaan.

mase [xi.we]
(nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version