Site icon Qaamuus

jawaabta

mashaqo
(m.dh) (-ooyin, ml.)

Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.

mashaqo
(m.dh)

(fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab-dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashaqo

mashaqaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax mashaqo hayso ahaansho.

mashaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Wax mashaqo ku abuurid.

mashaqoobid [m.f.dh]
eeg mashaqow.

mashaqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Mashaqo haleelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version