mashashuur
(m.l)ld mashashuurid.
mashashuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Is m.: xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld mansahshuur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashashuur ↴
ismashashuur [m.l]
Xishood badan oo ismacnayni ku jirto. ld ismanshashuur¹.
ismashashuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld ismashanshuur².
ismashashuurid [m.f.dh]
eeg ismashashuur². ld ismanshashuurid.
manshashuur [m.l]
ld mashashuurid.
manshashuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld mashashuur².
manshashuurid [m.dh]
ld mashashuurid.
mashashuurid [m.f.dh]
eeg mashashuur². ld manshashuur¹, manshashuurid, mashashuur¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg