mashiin
(m.l) (-nno, m.dh)1. Makiinad. 2. Motoor.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashiin ↴
aalad [m.d] (-do, m.dh)
1. Qalab mashiin leh oo wax lagu qabsan karo. Tus. “Kombiyuutarku waa ±a. cusub oo cilmibaarista fududaysay”. 2. Qalab lagu dagaallamo; hub. 3. Qalabka dumarku ay qaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.
makiinad [m.dh] (-do, m.l)
1. Mashiin. 2. Sakiin.
mashiiggaan [m.l]
ld mashiinggaan.
mashiingaan [m.l] (-nno, m.dh)
Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan.
mishiggaan [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mashiingaan.
mishiin [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mashiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg