mashiiqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Wax la calalinayo dheecan ka nuugid. 2. Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashiiqso ↴
mashiiqsasho [m.l]
eeg mashiiqso. ld mashiiqsi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg