mashmashid
(m.f.dh)eeg mashmash². ld mashmash¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashmashid ↴
mashmash [m.l]
1. Miro aad u bislaaday; dhuguc. 2. Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan. 3. ld mashmashid.
mashmash [m.l]
1. Miro aad u bislaaday; dhuguc. 2. Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan. 3. ld mashmashid.
mashmash [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Miro aad u bislaasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg