mashquuli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ku m.: qof mashquul ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashquuli ↴
hawshoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Hawl ku mashquulid.
mashquulid [m.f.dh]
eeg mashquul².
mashquulin [m.f.dh]
eeg mashquuli. ld mashquulis.
mashquulis [m.l]
ld mashquulin.
mashquulsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
mashquulsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg