mashquulsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la mashquuliyey ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashquulsan ↴
dhammaas [m.l]
Qof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
hawllanow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-way, -wday)
Wax hawl ku mashquulsan noqosho.
mashquulsanaan [m.f.dh]
eeg mashquulsan. ld mashquulsanaansho.
mashquulsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg mashquulsanow. ld mashquulsanaan.
mashquulsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg