Site icon Qaamuus

jawaabta

mashxarad
(m.dh) (-do, m.l)

Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow.

mashxarad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Haween mashxarad samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mashxarad

alalaas [m.l]
1. Mashxarad. 2. ld alalaasid.

carrabdhaw [m.l]
Alalaas; mashxarad.

mashxaradid [m.f.dh]
eeg mashxarad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version