masiix
(m.l)(dii.) Magacyada nabi Ciise mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masiix ↴
baabaha masiixiga [m.l (dii.)]
Waa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga;boobka. boobka
baadari [m.l] (-iyaal, m.l/dh)
(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi. baaderi
dimmi [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dad masiixi ama yuhuud ah oo dalal muslin ah si nabadeed ugu noolaada.
disembar [m.dh]
Bisha 12aad ee sanadka Masiixiga. ld diisembar.
injiil [m.l]
(dii.) Axdiga Cusub. Qeyb ka mid ah kitaabka kirishtaanka kaasoo la xiriira noloshii Nebi Ciise, iyo diinta Masiixiga Kaniisadii hore ee Masiixiyiinta.
juunyo [m.dh]
Bisha lixaad ee sanadka masiixiga.
kaniisad [m.dh] (-do, m.l)
Meel dhisan oo ay masiixiyiintu wax ku caabudaan.
katoolig [m.l]
(dii.) Madaahibta diinta masiixiga mid ka mid ah.
kirishtaan [m.l] (-nno, m.dh)
(dii.) Nin aaminsan diinta Masiixiga.
kirishtaanad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Haweeney aaminsan diinta Masiixiga.