maskarjabin
(m.f.dh)eeg maskarjabi. ld maskabjabin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maskarjabin ↴
maskabjabin [m.dh]
ld maskarjabin.
qaddarjabin [m.dh]
ld maskarjabin.
maskarjab [m.l]
1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.
maskarjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg