maskarjabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld maskarjaban.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maskarjabsan ↴
maskarjaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Qof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabsan, maskarjabsan.
maskarjabsanaan [m.dh]
ld maskarjabnaan.
maskarjabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maskarjabnaan.
qaddarjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld maskarjabsan.
qaddarjabsanaan [m.dh]
ld maskarjabsanaan.
qaddarjabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maskarjabsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg