maskaxyari
(m.dh)Maskax la'ahaansho. ld maskaxyaro¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maskaxyari ↴
maskaxyaro [m.dh]
1. Maskaxda qaybteeda dambbe ee qadaadka ku taal. 2. ld maskaxyari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg