maslaxo
(m.dh)ld maslaxad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maslaxo ↴
ladqabee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
1. (f.g) Qof caraysan maslixid. 2. (f.mg) Kala l.: laba qof ama ka badan oo dagaashan maslaxo dhex dhigid.
ladqabo [m.dh]
1. Dhexdhexaadin iyo maslaxo laga dhex dhaliyo dad dagaashan. 2. ld laqdabo.
maslaxad [m.dh] (-do, m.l/-saliix, m.dh)
Dan, faa'iido. ld maslaxo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg