masruufid
(m.f.dh)eeg masruuf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masruufid ↴
cuddabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.
masruuf [m.l]
Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.
masruuf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg