masuug
(m.l)1. Bakhaylidda wax lagu bakhaylo. 2. M. ah: qof bakhayl ah.
masuug
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Wax ku bakhaylid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masuug ↴
masuugad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney bakhaylad ah.
masuugid [m.f.dh]
eeg masuug².
masuugnimo [m.dh]
Bakhaylnimo.
masuugsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax, wax saluugsan ahaansho. 2. Wax, wax dhaliishan ahaansho.
masuugsanaan [m.f.dh]
eeg masuugsan. ld masuugsanaansho.
masuugsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld masuugsanaan.
shaxiix [m.l] (-xyo, m.dh)
Bakhayl; masuug.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg