Site icon Qaamuus

jawaabta

masuul
(m.l)

ld mas'uul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masuul

kafaalaqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid. 2. Ka k.: cid dammiinasho.

kafaalo [m.l]
1. Daryeel. 2. Cid masuuliyad-deeda oo la qaado.

mas'uul [m.l] (-llo/-liin, m.dh)
1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.

masuuliyad [m.dh]
ld mas'uuliyad.

mas'uuliyad [m.dh]
Xil qof saaran. ld mas'uuliyo, masuuliyad, masuuliyo.

masuuliyo [m.dh]
ld mas'uuliyad.

qoolan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
1. Xarig wax la qoolay ahaansho. 2. U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version