mataanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)1. Mataano dhalid (nafley). 2. Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataanee ↴
mataanayn [m.f.dh]
eeg mataanee.
mataan [m.l] (-no, m.l)
1. Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah. 2. Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
mataan [m.dh] (-no, m.dh)
1. Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga. 2. Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo. 3. Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg