mataataxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho. 2. Maro aad u duugowday ahaansho. 3. Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataataxsan ↴
mataataxsanaan [m.f.dh]
eeg mataataxsan. ld mataataxsanaansho, motootaxsanaan.
mataataxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mataataxsanaan.
motootaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mataataxsan.
motootaxsanaan [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mataataxsanaan.
motootaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mataataxsanaan.
mutuutaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mataataxsan.
mutuutaxsanaan [m.dh]
ld mataataxsanaan.
mutuutaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mataataxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg