Site icon Qaamuus

jawaabta

mataji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld mantaji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataji

mantaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid mantag ka keenid. 2. Ka m.: cid fal ay sameeysay eedsiin. ld mataji.

mantajin [m.f.dh]
eeg mantaji. ld mantajis, matajin, matajis.

matajin [m.dh]
ld mantajin.

matajis [m.l]
ld mantajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version