matax
(m.l)ld mutux¹.
matax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)ld mutux².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh matax ↴
giriirixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is g.: isa soo mataxi.
mataxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld mutuxan.
mataxnaan [m.dh]
ld mutuxnaan.
mataxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg mataxnow. ld mutuxnaansho.
mataxnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld mutuxnow.
mutux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.
mutux [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-xay; -xday)
Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².
mutuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.