mataxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)ld mutuxan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mataxan ↴
mutuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.
matax [m.l]
ld mutux¹.
matax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld mutux².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg