Site icon Qaamuus

jawaabta

matiitix
(m.l)

Wax duugnimo ama karis badan awgiis la googo'aya.

matiitix
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ixay, -ixday)

Wax gabow, karis badan awgiis la googo'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh matiitix

matiitixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax matiitix ka dhigid.

matiitixid [m.f.dh]
eeg matiitix². ld matiitixis².

matiitixin [m.f.dh]
eeg matiitixi. ld matiitixis¹.

matiitixis [m.l]
ld matiitixin.

matiitixis [m.l]
ld matiitixid.

matiitixsad [m.l]
ld matiitixsasho.

matiitixsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax matiitix laga dhigay ahaansho.

matiitixsanaan [m.f.dh]
eeg matiitixsan. ld matiitixsanaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version