Site icon Qaamuus

jawaabta

mawaa
(qr.we)

Erey weyddiimeed oo muujinaya shaki.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mawaa

kalkulas [m.dh]
(xis.) Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta fansaarada iyo mawaadiicda la xiriira. Waxaana loo qaybiyaa kalkulas abyineed iyo kalkulas xigsinayd.

mawaashi [m.dh]
Xoolaha nool; xayawaan.

weer [m.dh] (-ro, m.l)
(nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.

maw [m.l]
Weelasha biyaha lagu shubto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version