mawd
(m.l)Dhimashada nafleyda. ld mowd.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mawd ↴
umaad [m.l]
Geeri, mawd, dhimasho.
malakamawd [m.l]
1. (dii.) Malag Eebbe u soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado; malag. 2. Wed; dhimasho.
maqaalad [m.dh] (-do, m.l)
Qoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal ama majallad. ld maqaal, maqaalo.
mawduuc [m.l] (-cyo, m.dh)
Duluc.
mowd [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mawd.
ma [qr.diid]
Qurub tilmaamaya in weerta falkeeda uu yahay fal diidmo. Tus. “Cali ma imaanayo”.
ma [qr.we]
1. Qurub tilmaama in ay su'aali
saaran tahay ereyga uu weheliyo. Tus. “Cali ma yimid?”, “Ma Cali baa yimid?”, “Ma waxaa yimid Cali?”, “Ma waad imaanaysaa?”.
2. Qurub tilmaama in ay su'aali saarantahay erayga uu ku nudanyahay. Tus. “Goorma?”, “Inma?”, “Idinma?”, “Kuwama?”. 3. Qurub ka muuqda su'aal ee qof lagu dhiirigelinayo in uu fal sameeyo. Tus. “Maad iska celisid
qofkaa?”.
ma [x.i] Mase: ama
ld mise.
ma [m.l]
1. Meel. 2. (qr.we) Mehee?: meeshee?.