Site icon Qaamuus

jawaabta

mawliid
(m.l)

1. (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). 2. (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.). 3. (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mawliid

mowliid [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mawliid.

mowluud [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mawliid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version