Site icon Qaamuus

jawaabta

maxaabiis
(Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural)

eeg maxbuus.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxaabiis

furmaato [m.dh]
Heshiis dhexmara laba qolo oo dagaallansan si aysan isaga layn maxaabiista dagaalka ay ku kala qabsadeen.

shabaqle [m.l]
Baabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu qaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version