Site icon Qaamuus

jawaabta

maxaad
(m.l) (-ddo/-dyo, m.dh)

Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxaad

saamaxaad [m.dh]
ld saamax¹.

dee [Falkaab | Adverb]
Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.

maxaa [e.we]
Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?

maxaar [m.l]
ld maxaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version