Site icon Qaamuus

jawaabta

maxaar
(m.l)

ld maxaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxaar

maxaad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.

sootoli [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Maxaar dheer oo lagu tolo jawaanada, qobtollada iwm. 2. Xarig dufta jawaanka ka samaysan oo loo isticmaalo tolidda jawaanada, qobtol-lada iwm. ld shootoli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version