maxmil
(m.l) (-llo/-xaamil, m.dh)1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.
maxmil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)Libaax-badeed maxmil ku dabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxmil ↴
maxaamil [m.dh]
eeg maxmil¹.
maxmilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax maxmil lagu qabtay ahaansho (libaax-badeed).
maxmilid [m.f.dh]
eeg maxmil².
maxmilnaan [m.f.dh]
eeg maxmilan. ld maxmilnaansho.
maxmilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maxmilnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg