maxmilid
(m.f.dh)eeg maxmil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maxmilid ↴
maxmil [m.l] (-llo/-xaamil, m.dh)
1. Rixli. 2. Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo. 3. Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.
maxmil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Libaax-badeed maxmil ku dabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg