mayac
(m.l)1. Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin. 2. Kibir. ld manyac¹.
mayac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -yici)1. Mayac noqosho (caano). 2. Wax kibray noqosho. ld manyac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayac ↴
manyac [m.l]
ld mayac¹.
manyac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld mayac².
manyacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld mayacsan.
manyacsanaan [m.dh]
ld mayacsanaan.
manyacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mayacsanaan.
mayacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax mayacay ahaansho (caano). 2. Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.
mayacsanaan [m.f.dh]
eeg mayacsan. ld manyacsanaan, manyacsanaansho, mayacsanaansho.
mayacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mayacsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg