Site icon Qaamuus

jawaabta

mayay
(m.l) (-llo, m.dh)

Roob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.

mayay
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-yay, -yday)

Maalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayay

mayaay [m.l]
ld mayay¹.

mayaay [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-yay, -yday)
ld mayay².

mayaayid [m.dh]
ld mayayid.

mayayid [m.f.dh]
eeg mayay². ld mayaayid.

qumayaysad [m.l]
ld qumanyaysasho.

qumayaysasho [m.dh]
ld qumanyaysasho.

qumayayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld qumanyayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version