maydhaamo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-aantay, -aamatay)Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maydhaamo ↴
maydhaamasho [m.f.dh]
eeg maydhaamo. ld maydhaamad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg