maydhax
(m.dh) (-xo, m.dh)ld mayrax.
maydhax
(m.dh) (-xo, m.dh)(bot.) Nudo cunto gudbiya oo ay leeyihiin dhirta keliya. Cuntada waxay ka soo qaadaan halka lagu sameeyo, waxaanay geeyaan meelaha looga baahanyahay, sida meelaha korritaanka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maydhax ↴
mayrax [m.dh] (-xo, m.l)
Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg