mayrac
(m.l)Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.
mayrac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)Xoolo fiid daajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mayrac ↴
mayracad [m.l]
ld mayracasho.
mayracasho [m.f.dh]
eeg mayraco. ld mayracad.
mayracid [m.f.dh]
eeg mayrac². ld mayricid.
mayraco [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-cday, catay)
1. (f.g) Xoolo fiid daajisasho. 2. (f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).
mayricid [m.dh]
ld mayracid.
mayr [m.dh]
Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
mayr [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax biyo ku dhaqid. 2. U m.: cid u qubayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg